DEG DEG+AKHRISO-Madaxtooyada Puntland oo War Ka Soo Saartay Doorashada 8 January.

Dowladda Puntland waxay u xaqiijinaynaa dhammaan shacabka Puntland inaan wax khalkhal ah lagu samayn karin doorashooyinka, guddiguna shaqadiisa si habsami ah u bilaabayo, isla markaana doorashadu waqtigeedii ku dhacayso laguna wargelinayo shacabweynaha Puntland inay u diyaar garoobaan doorasho kana qayb qaataan amniga dalka.

One thought on “DEG DEG+AKHRISO-Madaxtooyada Puntland oo War Ka Soo Saartay Doorashada 8 January.

  1. asc cas camey wa idin salamay Labadana please arinta hala xaliyo fidno cinta gal waxa arintas kadabayo kuwa isku shagayn musharax madaxweynh aya rabnah ina noqo musharaxinta madaxweyn yasha waxa ushagayh qaska wadi dhafa please LABADA CAAS IYO CAMEY SIFICAN ARINTODA HALO GALO SXBYAL PUNTLAND ACOD BADAN BEY LADAHAY KOWDHAH INA IS QABSANO MAFICN GAAS CAMEY WAXA IDIN SHAGAYH WAXA KASTA HADAL IYO WANAAG AYA FICN MAGRTY LABADA CAAS CAMEY GUUL HAKU SODHAMAATO INSHA ALAHA QEYR BEY KUDHAMANH SXBYL BYE

    Reply

Post Comment