DEG DEG+VIDEO-Ciidamo Hubaysan oo La Wareegey Madaxtooyada Hargaysa iyo Hareereheeda Xilli Muuse Biixi Gudaha.

Puntlandnews.net (HARGAYSA)-Boqolaal kamid ah ciidamada maamulka Somaliland ayaa waxa ay goor dhoweyd isku gadaameen aqalka madaxtooyada Somaliland looga arrimiyo ee magaalada Hargaysa.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo daqiiqado kahor gaarey goobta ayaa la kulmay ciidankaani waxaana isu soo ururay qaar kamid ah dadka kunool magaalada Hargaysa oo muuqaalo ka duubaya.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Post Comment