VIDEO-Alshabaab Lagu Arkay Gudaha Somaliland Xilli Itoobiya Ku Hanjabtay Inay Gelayso & Muuse Biixi oo Galabta Qayliyey.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Madaxweynaha maamulka Soomaalida Itoobiya oo dhowaan warfaafinta la hadlay ayaa walaac ka muujiyey xaaladda ammaan ee Somaliland iyo taageerada ay siiso kooxda Alshabaab.

Mustafe Cagjar madaxweynaha DDSI ayaa waxa uu sheegay in gudaha Somaliland lagu tababaro Alshbabaab isla markaana ay qorshaynayaan inay weeraro qaraxyo ah ku qaadaan gudaha deegaamada Soomaalida Itoobiya.

Wuxuu sheegay in ciidamada Itoobiya oo kaashanaya booliska caalamiga ah ee Interpol ay geli karaan Somaliland si ay u xaqiijiyaan ammaanka ayna gacanta ugu soo dhigaan dadka falalkaasi maleegaya.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO QAYLADA

Haddaba xukuumadda Somaliland ee uu hogaamiyo madaxeyne Muuse Biixi Cabdi ayaa ka qaylisay qorshaha madaxweynaha DDSI waxaana ay ka calaacashay taageerada Alshabaab iyo walaaceeda ammaan xumo.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO QAYLADA

2 thoughts on “VIDEO-Alshabaab Lagu Arkay Gudaha Somaliland Xilli Itoobiya Ku Hanjabtay Inay Gelayso & Muuse Biixi oo Galabta Qayliyey.

  1. asc sxb mustaf cagjr iwarn sxb mustafcagjr hadalkas wa run muuse bixi waxu usocdah inu eitp qarxiyo sxb mustafcagjr ninka so abaabulo qarax yada somaliya kadhaco oo Lagacta kubixiyo wa muuse bixi sxb mustaf cagjr qaraxi muqdisho galkacyo kadhacey ninka so abaabuley oo alshababka Lagacta hubka siyo wa madaxweynh somaliland muuse bixi abdi sxb mustaf sas ula socd sxb mustaf hadalkeyga intas aya ugu baxey macsalam bye mustaf cagjr

    Reply
  2. Mustafe cagjar waa geesi aan runta ka gaban sida madaxda somalia oo aan ku dhicin in ay abaaraan muse biixi iyo shabaabka uu umada somaaliyeed ku halaagayo

    Reply

Post Comment