VIDEO-Masuuliyiintii Somaliland iyo Taliska Ciidanka oo Madaxa Isla Galay iyo Ciidanka oo Hubka Gurtay.

Puntlanndews.net (Laascaanood)-War deg deg ah oo hadda ku soo dhacay warqabadka warbaahinta Puntlandnews ee SSC Laascaanood ayaa sheegaya inay gacanta iskula jiraan masuuliyiin katirsan maamulka Somaliland.

Masuuliyiin katirsan xukuumadda Somaliland ee madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo taliska ciidanka ayaa madaxa isla galay waxaana xilligaan xaaladdu maraysaa inay ciidamadu isu hub urursadaan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Post Comment