VIDEO-Sheekh Weyn oo Taageeray Dilkii Alshabaab ee Sh Cabdiweli Cali Cilmi Yare.

Puntlandnews.net (Nairobi)-Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ka hadlay weerarkii lagu dilay Cabdiweli Sheekh Cilmi Yare ee magaalada Gaalkacyo, isagoo bogaadiyey tallaabadii ay Alshabaab ka qaadeen.

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo muuqaal soo duubay, isagoo xabsi guri uga jira dowladda Soomaaliya magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu Alshabaab ku raacsan yahay tallaabadii ay ka qaadeen Sheekh C/weli, isagoo dhinaca kale sheegay in khaladaadkooda leeyihiin.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Post Comment