VIDEO-Siyaasiyiintii Beelaha Dhulbahante oo Garoowe War Culus Kaga Dhawaaqay Shaaciyeyna in Doorashada aysan

Puntlandnews.net (Garoowe)-Guud ahaan deegaamada Puntland waxaa xilligaan looga diyaar garoobayaa doorashada madaxtinimada Puntland, waxaana middaasi dheer iyadoo gobolka Sool ay ka taagan tahay xiisad dagaal.

Siyaasi Saleebaan Maxamed Mire iyo Ex xildhibaan Faarax Sulub iyo Siyaasi Cabdilaahi Maxamed Joofey oo kamid ah siyaasiyiinta gobolada Sool iyo Cayn oo warfaafinta kula hadlay gudaha magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Post Comment