VIDEO-Somaliland oo Hadda Laascaanood Kaga Dhawaaqday Dagaal Kadhan ah Puntland Sigaar ahna Musharax u Beegsatay.

Puntlandnews.net (Laascaanood)-Maamulka Somaliland ayaa xilligaan hanjabaaddii ugu cuslayd u soo diray dowladda Puntland, waxaana ay sheegtay in Puntland aysan qabsan karin gobolada Sool iyo Bariga gobolka Sanaag oo aad labada dhinac isugu hayeen muddooyinkaan.

Wasiirka biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ahna shaqsi ka soo jeeda gobolka Sool ayaa waraysi uu bixiyey waxa uu hanjabaad ugu diray Puntland, waxaana uu sigaar ah ugu hanjabay qaar kamid ah musharixiinta xilka madaxtinimada Puntland.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

3 thoughts on “VIDEO-Somaliland oo Hadda Laascaanood Kaga Dhawaaqday Dagaal Kadhan ah Puntland Sigaar ahna Musharax u Beegsatay.

  1. ASC.
    Aniguba waan oran karaa Ruush baan ku duulayaa haddii uusan saas iyo saas ii samaayn.Waxaasu aflee ahaa.Ina koore hadalkiisu qeymo ma leh oo waa la haysta QAAD loo daadiyo.Waxuuna aad iyo aad uga raali yahay in uu sii ahaado loo taliye sidii la rabo wax loogu sheego.

    Reply
  2. asc sxbyal somaliyey melkasta ad jogdin dhamantina wa idin salamay sxbyal somaliyey waxa idin shagayah wacalka ina koore o dabada kawaso muuse bixi saleeban kore awal qaniis ba tahay oo qamrista hada nin ahani lahad muuse bixi guma wasi lahan kore hada aqli lahani lahad gabdhah walahan iyo wiilshn aya ka calin lahad muuse xaraye iyo jeeganto wado kore aqli waxa kuah dhalada maqriga cabeysid iyo muuse kuwaso intas aya aqlikad ah magrty ard qaniis batahay puntland wey ka sharaf badan yahin wa dad isjecl o is aminey sida ma ah qaniis yasha wado muuse bixi o number kow waxa ka ah qaniiska kore iyo ina kaahin oo qaniiska ah sxbyal somaliyey waxa idin weydinh melkasta ad jogdi dhamantina Labo doqno aya idin ah o xabad aqli lahan o muuse bixi o habankina iskawaso subaxdina qamri u gado wa kore kaahin Wa Labadas sxbyal somaliyey hadleyga intas aya ugu baxey Nabdey dhamantina somaliyey bye

    Reply
  3. Saleebaan calikoore ilaahay hadaayo cadowgiisuna hajabo waa libaax saleebaan nabada jecel hadiise laga maarmiwaayo waa nin dhirbaaxadiisa aan laga sookaxayso kabankarin

    Reply

Post Comment