VIDEO-Xaaladda Laascaanood oo Kacsan iyo Shacabka oo Digniin u Diray Muuse Biixi”Ha Nagu Soo Noqon”.

Puntlandnews.net (Lascaanood)-Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa dhowaan booqasho rasmi ah kuyimid magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Shacabka magaalada Laascaanood ayaa markaan si adag uga hadlay socdaalka madaxweynaha waxaana ay sheegeen inuusan waxba u qaban isla markaana waxay ka codsadeen inuusan ku soo laaban.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Post Comment