VIDEO-Xildhibaanada Somaliland oo Gacan Isulategey Kuna Kala Dareeray Halka iyo booliska oo Rasaas.

Puntlandnews.net (HARGAYSA)-Kulan ay yeesheen golaha wakiilada maamulka Somaliland kana qabsoomay magaalada Hargaysa ayaa waxa ay ku ansixiyeen qodobo dhowr ah oo qaarkood muran dhaliyey.

Markii la gaarey qodob ka hadlaya xeerka booliska Somaliland ogolaanayana in ciidanka Somaliland rasaasta u adeegsan karaan shacabka ayaa waxaa isbedeley halka iyadoona xildhibaanadu isqabqabsi iyo dagaal bilaabeen.

HALKAAN KA DAAWO WIXII KA DHACAY

Post Comment