DAAWO-Denni oo Xilka La Wareegey iyo Gaas oo Cafis Dalbaday Sabab.

Madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni iyo ku.xigeenkiisa ayaa maanta si rasmi ah ula wareegey xilka halka madaxweynihii hore Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu cafis dalbaday.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.