DAAWO-Saraakiishii Madaxweyne Gaas Shaqada Ka Cayriyey oo Hubka Gurtay Kuna Dhawaaqay In Siciid Denni Ay..

Puntlandnews.net (Garoowe)-Qaar kamid ah saraakiishii uu horay madaxweynihii hore ee Puntland shaqada uga raacdeeyey kadib taageeradii dowladda federalka ah ayaa warbaahinta kula hadlay Garoowe.

Saraakiishaan katirsanaa ciidanka oo horay hubka u gurtay kana horyimid madaxweyne Gaas ayaa markaan waxa ay ka hadleen doorashadii ka dhacday Puntland iyo qaabka ay ula macaamili doonaan madaxweynaha cusub ee Puntland.

HOOS KA DAAWO

Post Comment