DEG DEG-Diyaar Garow Kasocda Garoowe iyo Madaxtooyadii oo Agab Lagu Daabulayo

Puntlandnews.net (Garoowe) Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa waxaa ka socda diyaar garaw loogu jiro xil wareejinta madaxweynaha.

Qaban qaabada munaasabadda uu xilka kula wareegayo madaxweynaha cusub ee Puntland Sicid Cabdullaahi Denni ayaa siweyn looga ayaa aqalka madaxtooyada iyo qaybaha magaalada.

Inkastoo aan weli si rasmi ah loo iclaamin xilliga rasmiga ee xil wareejinta haddana waxaa lafilayaa in munaasabadda caleema saarku qabsoonto 20ka bishaan January.

Post Comment