DHEGAYSO-Baashe Jaamac,”Beesha Dhulbahante Taageersana Somaliland Waana Qalad in Ciidan Lageeyo Tukaraq”.

Baashe Cali Jaamac oo kamid ah siyaasiyiintii xilalka kala duwan ka soo qabtay xukuumadda Somaliland ayaa markaan waxa uu shaaca ka qaaday in beesha Dhulbahante aysan taageersanayn Somaliland uuna Muuse Biixi ku qaldan yahay inuu ciidamo geeyo Tukaraq.

Siyaasiga ayaa waxa uu dhaliilay habka ay ciidamada Somaliland ku tagteen deeganka Tuko-raq  oo uu u sifeeyey in ay tahay sifo qaldan , waxaana uu cadeeyey in beesha Dhul bahante aaney wali aamisaneen Somaliland.

DHEGAYSO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.