DHEGAYSO-Madaxweyne Denni oo Shaaciyey Nooca Xukuumaddiisa iyo Cidda Ugu Badnaan Doonta.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Madaxweynaha cusub ee dhowaan loo doortay dowladda Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay doorka xukuumada uu soo dhisi doono ay ku yeelan doonaan Haweenka.

Waxa uu sheegay in haweenka door fiican ay ka ku yeelan doonaan golahiisa wasiirada oo uu dhawaan soo magacaabi doono, waxa uuna ku nuux nuuxsaday in rabitaanka Shacabka Puntland uu ku saleen doono xubnaha wasiirada ee uuu soo magacaabi doono.

Madaxweyne Deni ayaa sheegay in uu soo dhisi doono xukuumad tayo leh oo ay ku jiraan aqoonyahano, dhalinyaro, gabdhuna ay door macquul ah oo muuqda ka qaadan doonaan.

DHEGAYSO

3 Comments

  1. acuudu Billaahi Minashaydanir Rajiim.
    Meeshaan waxaa la keenay in laga naadiyo yaa raba DHILAYSI iyo Nijaas lagu mutaysto Cadaaabta Naarta saciira oo dadka jirkiisa isku shiida ama Naarta Sam harira oo wada baraf ah ama Naarta Qaaricah oo dadka dambiilayaashaa qalbiyadooda ku garaacda Dube Naara ama Naarta Jaxiima oo waxay aragto saas u liqaysa ama Naarta weyl oo uu kulaylkeedu xad dhaaf yahay.
    War hooy hala dhawrsado waa la socdaaye.

  2. Haween was bilaamatey
    Waxyaalihii gaas kunacney
    Wasaarada hakeen xitaa in albaabka loo labo waaye
    Cafimaadka hala hoos Gregory

Leave a Reply

Your email address will not be published.