Madaxweyne Denni oo Amar Ku Soo Rogey Golihii Wasiirada, Saraakiisha iyo Shaqaalaha Dowladda Muxuu Ku Amray?.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Denni ayaa amar ku bixiyey in dhammaan golihii wasiirada, saraakiisha ciidamada iyo shaqaalaha dowladduuba ay ku laabtaan shaqooyinkooda.

Kadib kulan ka dhacay aqalka madaxtooyada Puntland una dhexeeyey madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisa, madaxweynihii hore iyo ku-xigeenkiisa iyo golaha wasiirada ayaa waxaa lagu go’aamiyey in shaqadii dalka sideedii ku sii socoto.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.