Sawirro+Cod-Madaxweyne Denni iyo MD Gaas oo Wada Shir Gudoomiye Shirkii Golaha Xukuumadda.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdulaahi Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan ( Karaash ) ayaa maanta shir gudoomiyey shirkii khamiislaha ahaa ee gollaha wasiirada Puntland, waxaana shirkaasi goob joog ahaa madaxweynihii hore Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas isagoona lagaga hadlay sidii loo sii amba qaadi lahaa hawlihii shaqo ee loo hayey shacabka.

Markii shirku soo dhamaaday ayaa waxaa warbaahinta la hadlay isla markaasna shirkaasi ka warbixiyey afhayeenka madaxtooyada Puntland iyo wasiirka warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab.

DHEGAYSO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.