VIDEO-Axmed Karaash iyo Gaadiidkii Ugu Badnaa oo Gudaha u Galay Tukaraq & Shacabka oo Laamiga Istaagey.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Jawiga deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool iyo tuulooyinka hoosyimaada ayaa aad u bedelan waxaana ka bilowday dhaqdhaqaaqyo culus iyo dagaal aysan ku farxan hogaamiyayaasha maamulka Somaliland.

Madaxweyne ku-xigeenka cusub ee Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa gudaha u galay deegaanka Tukaraq waxaana halkaasi dhex qaadaya gaadiid culus iyadoona lagu goodiyey qabashada Laascaanood.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.