VIDEO-Kulan Xasaasi ah oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso iyo Dagaal Laysku Raacay.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ka qabsoomay kulan xasaasi ah oo looga arrinsanayey ammaanka guud ee magaaladaasi oo muddooyinkii ugu dambeeyey laga dayrinayey ammaankeeda.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.