VIDEO-Masuuliyiin Katirsan Puntland oo Tukaraq Gaarey iyo Dagaal Goor Dhow Ka Bilaab..

Puntlandnews.net (Garoowe)-Kadib doorashadii dhowaan ka dhacday magaalada Garoowe laguna doortay Siciid Cabdullaahi Denni iyo Axmed Karaash waxaa aad loo hadal hayey xaaladda gobolka Sool.

Masuuliyiin katirsan dowladda Puntland ayaa durba gaarey deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa maamulka Somaliland oo duulaan kuyimid deegaankaasi sanad kahor.

Masuuliyiinta Puntland ee Gaarey deegaanka ayaa shaaciyey in la joogo xilligii xoraynta Laascaanood iyo deegaamada maqan ee gobolka Sool isla markaana doorashadii Axmed Karaash aya isbedel ka samaysay xaaladda gobolka.

DAAWO

Post Comment