VIDEO-Reer Taleex oo Durba Banaanka Iskeenay Kuna Dhawaaqay in Doorashadii Madaxweyne Denni iyo Axmed Karaash ay..

Puntlandnews.net (Garoowe)-Waxgaradka iyo qaybaha bulshada kunool magaalada Taleex ee gobolka Sool ayaa waxa ay siweyn u soo dhoweeyeen doorasahdii madaxtinimada ee dhowaan ka dhacday magaalada Garoowe.

Reer Taleex ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash waxaana ay ugu baaqeen inay ka shaqeeyaan horumarka, midnimada iyo soo celinta dhulka Puntland.

DAAWO

Post Comment