VIDEO-Sheekh Rusheeye oo Garoowe Soo Gaarey Warbaahinta La Hadlay.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa soo gaarey sheekha caanka ah ee Soomaalidu aadka u taqaan Ceejiye (Rusheeye) isagoona warbaahinta la hadlay.

DAAWO

One thought on “VIDEO-Sheekh Rusheeye oo Garoowe Soo Gaarey Warbaahinta La Hadlay.

  1. ASC.
    Shiikhaas waxaan u aqaan Shiikh Cabdulxaq ee waa qalad iyo aflagaado in loo bixiyey Shiikh Rusheeye.Qof an mid buga ku aqrin kalaamka Ilaahay (swt) waad rumaysan tahiin in uu wax daawaynkaro,laakiin shiikhaas aqrinaya quraanka Ilaahay (swt) ee u Rabbi(swt) ku caafimaadiyo dad mudooyin hore waashay ama miyir beelay maxaad ula yaaban tahiin soomaliyeey?Haddii uu dadka jiran rusheeyo oo uu Ilaahay (swt) ku caafimaadiyo what is the problem? Dad baa dad buka feer la dhaca oo uu Ilaahay (swt) ku caafimaadiyaa lamana yaabtaan ama magacyo cay ah uma bixisaan.

    Reply

Post Comment