VIDEO-Somaliland oo Durba Gudaha u Gashay Deegaamo Puntland Katirsan Lana Wareegtey.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno deegaamo katirsan gobolada Sool iyo Cayn ayaa sheegaya in halkaasi ay gudaha u soo gashay Somaliland isla markaana ay durba shaqo culus ka bilowday.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.