VIDEO+FALANQAYN-Maxay Doorashadii Puntland Ka Bedeli Kartaa Xiriirka Federalka iyo Maamulada.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Waxaa dhowaan magaalada Garoowe ka dhacday doorashada madaxweynaha cusub ee Puntland oo loo doortay Siciid Cabdullaahi Denni, iyadoona ay doorashadiisu ku soo beegan tahay xilli uu xumaa xiriirka dowladda federalka ah iyo maamul goboleedyada.

Haddaba doorasahda ka dhacday Puntland iyo bixitaankii Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas maxay ka bedeli kartaa xiriirkii dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyada ka jira dalka Soomaaliya.

HOOS FALAN QAYN KA DAAWO

Post Comment