AKHRISO-Madaxweyne Denni oo Wareegto Soo Saaray Joojiyeyna Dhammaan Lacagihii La Siin Jirey..

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa waxaa lagu joojiyay lacago lasiin jiray hay’adaha kala duwan ee Puntlandn oo kala ahaa kuwa curaaraha iyo khadmadaha la siin jiray hay’adaha dowladda ee madaxa-bannaan iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay.

AKRHISO

Post Comment