AKHRISO-Magacyada iyo Jiffooyinka Wasiir Ku-xigeenada & Wasiiru Dowlayaasha Beelaha Dhulabahnte Ka Heleen Puntland.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa habeenimadii xalay si rasmi ah ugu dhawaaqay liiska golaha cusub ee wasiirada dowladda Puntland, waxaana ka soo dhexmuuqday beelo kala duwan, haddaba waxaan soo qaadanaynaa liiska wasiir ku-xigeenada iyo wasiiru dowlayaasha beelaha Dhulbahante ka heleen.

AKHRISO

1:-Wasiir Kuxigeenka Maaliyadda Cumar Yaasiin Ibraahin Ciise. (Nuur Axmed).

2:-Wasiir kuxigeenka Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dimuquraadiyadda Cabdiweli Mire Xirsi iyo Maxamed Musadaq Maxamed. ( Wacays Cabdile Ugaar Yahan ).

3:-Wasiir Kuxigeenka Howlaha guud & Guryeynta Maxamed Xuseen Xaashi. ( Barkad).

4:-Wasiir Kuxigeenka Amniga & DDRTA Yuusuf Maxamed Ismaaciil. ( Gaboobe )

5:-Wasiir Kuxigeenka Horumarinta Qoyska & Haweenka Sahro Cabdi Xirsi. ( Qayaad ).

Wasiir Dowlayaasha:!

1-Wasiiru dowlaha Waxbarashada & Tacliinta Sare Cabdullaahi Xassan Rooble ( Hayaag )

2-Wasiiru dowlaha Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalah iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cabdiraxmaan Caydiid Ibraahim. (Cali Gari).

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.