DAAWO-Gobolka Sanaag oo Dhimashadu 2 Ruux Marayso & Dhaawaca oo Ka Badan.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Xarumaha caafimaadka magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa waxaa la gaarsiiyey meydadka ilaa laba ruux iyo in ka badan oo qaba dhaawacyo kala duwan.

Dadkaani dhibanayaasha ah ayaa waxaa la sheegay inay waxyeelo xoogan oo ka soo gaartey dab ka kacay gudaha magaalada Ceerigaabo oo ay ka arrimiso xukuumadda Somaliland ee uu hogaamiyo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

DAAWO

Post Comment