DAAWO-Maxay Saaka Qabanayaan Madaxweyne Denni iyo Wasiirada Cusub ee Uu Magacaabay.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa si rasmi ah habeenimadii xalay ugu dhawaaqay liiska cusub ee golaha wasiirada dowladda Puntland oo waqtigii loo qabtay ay maanta ugu dambaysay.

Madaxweynaha Puntland ayaa lafilayaa inuu sida ugu dhaqsaha badan golaah cusub ee wasiirada dowladda Puntland u horgeeyo mudanayaasha barlamaanka Puntland si ay codka kalsoonida ugu qaadaan.

Wasiirada cusub oo badan koodu haddaba Garoowe ku sugan ayaa waxaa haddii ay helaan codka kalsoonida barlamaanka Puntland ay la wareegi doonaan xilalka wasaaradaha kala duwan ee loo magacaabay.

DAAWO WASIIRADA CUSUB

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.