DAAWO SAWIRRADA-Muuse Biixi oo Hogaaminaya Ciidankii ugu Badnaa oo Gaarey Goobo Lama Filaan ah.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Ka qayb Galay Munaasabad Loo Qabtay Arday Ka Baxday Dugsiga Qudhac-dheer Ee Magaalada Hargeisa.

Kormeerka Madaxweynaha Somaliland Uu Sameeyey Ayaa Ka Duwana Kormeeradii Hore Waxaanu Ahaa Mid Lala Dareen Qaybsanayo Bulshada Isla Markaana La Weydiinaayo Baahiyahooda

Madaxweynaha Somaliland Goobuhuu Booqday Waxaa Ugu Muhiimsana Saylada Weyn Ee Hargeisa Halkaas Oo Uu Kala Kulmay Dadweyne Tiro Badan,

Madaxweynaha Somaliland Ayaa Dadweynaha Waraysi La Yeeshay Iyaga Oo Soo Bandhigay Dhibaatoyinka Ku Gedaaman,Oo Ay Ka Mid Tahay Biyo La,aanta, Hargeisa Ka Taagan Gaar Ahaan Agagaarka Saylada Oo Si Gaara Biyo La,aani Ugu Habsatay.

SAWIRRO

Post Comment