Bulshada kunool magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa ra’yigooda ka dhiibtay, xukuumadda cusub ee shalay uu soo magacaabay madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni.
Dadka ayaa ku kala argtiyo duwan golaha wasiirada iyo habka awood-qeybsiga ee loo magacaabay, iyadoo qof walba uu si u arko; mid mucaaradsan iyo mid taageersanba, maadaama aysan bulshadu hal dhinac wax ka wada-eegin.
DAAWO
Dadka iska hadlaya ma’ah dad wax kala og, ee wa iska hadlayal cid warkoda rabta majirto iyo cid dhageysanaysa.