DAAWO-Wasiirada Cusub ee uu Madaxweyne Denni Magacaabay iyo Gobolada ay Ka Soo Jeedaan.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Denni ayaa caawa si rasmi ah u soo saaray liiska cusub ee golaha wasiirada dowladda Puntland ay ka kooban yihiin. Wasiirada cusub ayaa ka kooban wasiirada 18 wasaaradood, … Continue reading DAAWO-Wasiirada Cusub ee uu Madaxweyne Denni Magacaabay iyo Gobolada ay Ka Soo Jeedaan.