DAAWO-Wasiiradii Somaliland oo Dalbaday in Beelaha Dhulbahante Hubka Laga Dhigo.

Puntlandnews.net (Laascaanood)-Wasiiro katirsan xukuumadda Muuse Biixi Cabdi ee Somaliland ayaa dalbaday in hub ka dhigis lagu sameeyo beelaha Dhulbahante si looga hortago dhaqdhaqaaq kasta oo kaga imaan kara maamulkaasi.

DAAWO

Post Comment