DEG DEG-Ciidamo Ka Amar Qaata Madaxweynaha oo La Wareegey Barlamaankii iyo Rasaas Caasiamdda Ka Dhacaysa Xilli Wasiiradii La Macaaba..

Puntlanndews.net (Garoowe)-Wararkii ugu dambeeyey ee ay helayso shabakadda wararka ee Puntlandnews ayaa sheegaya in ciidamo aad u hubaysan kana amar qaata madaxweynaha dowladda Hirshabeelle ay qabsadeen xaruntii barlamaanka maamulkaasi ee magaalada Jowhar.

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa Risaala u sheegay in ciidankaan ay kasoo horjeddaan in kulamo ka dhan Madaxweyne Waare lagu qabto xarunta Baarlamaanka.

Xiisad Siyaasadeed oo kacsan ayaa ka taagan magaalada Jowhar, waxaana xildhibaanada ay sheegayaan in madaxda Sare ee maamulka Hirshabeelle loo heysto Musuq maasuq.

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa Caddaadis xooggan kala kulmaya Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Hirshabeelle .

2 Comments

  1. dhibatada ka tagan mamulka Hirshabale waxa Daha banbe kamamulaya Ra’isalwasaraha Xukumada Fadaralka muqdisho Xassan cali khayre,waxuna donaya in uu mesha geysto nin asaga ka amar qata,waxad ogtihin hada ka hor in uu kamid aha 5 mamulgoobaledyada in kasta oo marki danbe laga sorebay.maxmed cabdi waare si aar goosi ah ayaa lo xumeynaya.

  2. Walaal marka hore qoraalka ma xumo lakin cinwanka qoraalka ka dhaaf beenta wazaad sii raxisay kamad been ah ah ….xilli waziirada la magacaabi ….iyo waxa aad ka hadadhay ismalahn beenta maficno waa iga waano iyo tallo

Leave a Reply

Your email address will not be published.