DEG DEG-Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Gudaha Magaalada Muqdisho iyo Tirada Khasaaraha.

Faahfaahino horudhaca ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan Qarax goor dhow ka dhacay degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa ka dhacay Baar-Italia oo ku dhagan suuqa Muqdisho Mall iyo xarunta Dowlada hoose ee Muqdisho. Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay in loo adeegsaday Qaraxa oo ahaa Mid si weyn looga maqlay Muqdisho.

Waxaa jira Khasaare isugu jira dhimasho, Dhaawac iyo burbur hantiyadeed,waxaana hadda socda gurmadka loo sameynaayo dadka ay dhibaatadu gaartay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.