DEG DEG+VIDEO-Taliye Gaadiid Dagaal iyo Ciidan Kala Goostay Maanta Somaliland Kuna Biiray Puntland & Xiisad..

Puntlandnews.net (Garoowe)-Mid kamid ah saraakiishii ugu saraysay ciidamada Maamulka Somaliland ee gobolada Sool iyo Sanaag ayaa la ka goostay Somaliland isagoo hogaaiminaya gaadiid dagaal iyo ciidan aad u badan.

Taliyaha ka goostay Somaliland ayaa waxa uu wataa saddex gaari oo nooca dagaalka ah, hub iyo ciidamadii maamulka Somaliland ee uu gacanta ku hayey kuwaasi oo maanta gudaha u galay Puntland.

HOOS KA DAAWO MUUQAAL

Post Comment