Kadib Dalabkii Faarax Murtiile Reer Burco oo Sheegay inay Doonayaan Lakulanka Farmaajo iyo Sababta (DAAWO).

Puntlandnews.net (BURCO)-Abwaan Faarax Murtiile oo ka soo jeeda deegaamada Somaliland ayaa dhowaan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka codsaday inuu ka dego magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Haddaba shacabka kunool magaalada Burco oo magrafoonka lala dhexqaaday ayaa waxa ay sheegeen inay jeclaan lahaayeen la kulanka madaxweynaha Soomaliya oo qaarkood ammaan kala duldheceen.

DAAWO

Post Comment