Madaxweyne Denni oo Golihiisa Wasiirada Horgeynaya Barlamaanka iyo Howlo Horyaal.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Denni ayaa waxa uu golihii cusbaa ee wasiirada dowladda Puntland horgeynayaa mudanayaasha barlamaanka dowladda Puntland.

Madaxweynaha Puntland ayaa lafilayaa inuu golaah cusub ee wasiirada dowladda Puntland u horgeeyo mudanayaasha barlamaanka Puntland si ay codka kalsoonida ugu qaadaan.

Wasiirada cusub oo badan koodu haddaba Garoowe ku sugan ayaa waxaa haddii ay helaan codka kalsoonida barlamaanka Puntland ay la wareegi doonaan xilalka wasaaradaha kala duwan ee loo magacaabay.

DAAWO

Post Comment