MAGACYADA-Xubnaha Katirsanaa Xukuumaddii Gaas ee Ka Soo Dhex Muuqday Wasiirada Cusub.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Golaha cusub ee wasiirada dowladda Puntland ayaa waxaa ka soo muuqday xubno katirsanaa xukuumaddii madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo waqtigeedu dhammaaday xilkana wareejinaysa.

Inkastoo aysan ka soo laaban wax wasiiro ah haddana waxaa jira, wasiir ku-xigeeno iyo wasiiru dowlayaal katirsan xukuumadda cusub kana mid ahaa wasiiradii hore.

AKHRISO

1-Wasiir kuxigeenka Cadaaladda & Arrimaha Diinta Maxamed Cali Faarax

2- Wasiir kuxigeenka Duulista Hawada iyo Garoomada Sucaad Saalax Nuur

3- Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha Cabdiweli Seed Cali

4- Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee Arrimaha Dastuurka Saalax Xabiib Jaamac

5-Wasiiru dowlaha Maaliyadda Maxamed Cabdulqaadir Cismaan

Post Comment