VIDEO-Ciidankii ugu Badnaa oo Ka Goostay Somaliland Laguna Soo Dhoweeyey Puntland.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Gudaha Puntland ayaa waxaa soo galay ciidamo aad u badan oo ka soo baxay gudaha maamulka Somaliland, waxaana soo dhoweeyey saraakiil kala duwna oo warbaahinta ugu soo bandhigay.

DAAWO

Post Comment