VIDEO-Dhacdo Ugub ah oo Ka Dhacday Laascaanood iyo Labo Isin oo Xilkii Lakala Wareegey.

Puntlandnews.net (Laascaanood)-Gudaha Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxaa ka dhacay fal ku cusub dhulka ay Soomaalidu degto waxaana markaan xilalka isku wareejiyey labo kamid ah cuqaasha gobolka Sool.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.