VIDEO-Faarax Murtiile oo Siweyn Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Burco Kadib Markii uu Farmaajo Ka Dalbaday inuu Tago Xilli Muuse Biixi Xabsiga..

Puntlandnews.net (Garoowe)-Fanaanka caanka ah ee Faarax Murtiile ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer kadib markii uu ka amba baxay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Faarax Murtiile oo dhowaan la hadlayey Madaxda Soomaalida ayaa ugu baaqay inay midnimada shanta Soomaaliyeed raadiyaan wuxuuna madaxweynaha Soomaaliya ugu baaqay inuu ka dego magaalooyinka Burco iyo Hargaysa.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.