VIDEO-Madaxweyne Muuse Biixi,”Saldhigga Bebera Waan Kiraynay,”Wasiir Sacad Saldhig Ma Kirayn Lacagna Kama Qaadan”.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inaysan iibsan saldhigga magaalada xeebeedda Berbera ee Imaaraadka laakiin ay ka kireeyeen.

DAAWO

Dhinaca kalena, wasiirkii hore ee arrimaha gudaha hadana maaliyadda Jooga Dr Sacad Cali Shire ayaa beeniyey in la kireeyey saldhiggaasi oo uu sheegay inaysan wax lacag ah ka qaadan.

DAAWO

Post Comment