VIDEO-Masuuliyiin Katirsan Somaliland oo Iskarbaashey iyo Xubno Kab Afka Laga Geliyey.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Masuuliyiin katirsan maamulka Somaliland ayaa waxaa ka dhex aloosan xiisaddii ugu cuslayd waxaana xilligaan ay xaaladdu maraysaa inay kab isu baxaan warbaahinta iska karbaashaan.

DAAWO

Post Comment