VIDEO-Muuse Biixi oo Xaaladdu Ku Xuntahay iyo Hanjabaaddii ugu Cuslayd oo Loo Diray Caawa.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wajahan cadaadiskii ugu xooganaa xilli ay maanta hanjabaad culus u jeediyeen xisbiyada Mucaaradka ee maamulkaasi.

DAAWO

Post Comment