VIDEO-Puntland oo Lagaga Dhawaaqay Dagaal Somaliland Looga Saarayo G Sanaag iyo Ciidamo Ka Soo Goostay.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Taliska guud ee Jabhadda xoraynta deegaamada Somaliland ee uu hogaamiyo Corneal Caarre ayaa gudaha Puntland ku soo bandhigay ciidamo iyo gaadiid badan oo ka soo goostay maamulka Somaliland.

Jabhadda Caarre ayaa sheegtay in ciidankaani oo katirsanaa kuwa Somaliland ay ka soo baxsadeen xukuumadda Muuse Biixi kadib markii ay arkeen dhibaatada shacabka lagu hayo, waxana ay saraakiishu sheegeen inay dagaal lageli doonaan Muuse Biixi.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.