Sheikh Maxamed Ibraahim Keenyaawi oo ka qeyb galay shirkii garsoorka ee lagu soo gaba gabeyay magaalada muqdisho ayaa laamaha garsoorka somalia kala hadlay iney ka fogaadan wax kasta oo u keeni karo cadaalad derro.
Keenyaawi ayaa garsoorka usoo jeediyay culeska u leyahay garsooka iyo cadaalada isla markaana ay ogaadan xilka adag ay hayaan iyago ka fogaanaya masuq maasuq iyo wax kasta oo dhib u keeni kara xukunka dadka islaamka ah.
DAAWO