VIDEO-Somaliland oo Boqolaal Askari oo Horleh u Diraysa Sool iyo Sanaag Digniina u Dirtay Dhulbahante & Warsangeli Si ay Hubka u Dhiibaan.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Maamulka Somaliland ayaa bilaabay qorshe uu boqolaal kamid ah ciidamadiisa qalabka sida ugu dirayo deegaamo katirsan gobolada Sanaag iyo Sool oo dhammaantood kuyaal Bariga dhulka maamulkaasi sheegto.

Wasiirka gaashaandhigga Somaliland ayaa sheegay in Somaliland ay qaadayso tallaabo ay hubka kaga dhigayso kagalana wareegayso beelaha deegan deegaamada Bari ee Somaliland si loo xaqiijiyo ammaanka guud ahaan deegaamadaasi.

DAAWO

Post Comment