VIDEO-Somaliland oo Maxaabiis Ka Saartay Xabsigii Lagu Xiray Maxaabiistii Puntland Maxaase Lagu Xukumay.

Puntlandnews.net (Laascaanood)-Ciidanka maamulka Somaliland ayaa maxaabiis ay gacanta ku soo dhigeen gaarsiiyey xabsi kuyaal magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer oo horay loogu xiray askar reer Puntland ah, waxaana maanta la xukumay qaar kamid ah maxaabiistaasi.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.