VIDEO-Taliyayaasha Ciidamada PMPF iyo PSF Puntland oo Beeniyey in Ciidanku ay Dalal Shisheeye Ka Amar Qaataan.

Shir jaraaid oo ay maanta ku qabteen magaalada Bosaaso saraakiisha ciidamada PSFta Puntland iyo kuwa PMPFta  ayaa  ka jawaabay  hadalkii wasiirka dekedaha iyo gaadiidka bada Puntland Siciid Maxamed Raage ee ahaa in ciidamadan aysan ka amar qaadan dowladda Puntland.

“Waxaan doonayaa inaan idiin cadeeyo in ciidamada amniga ee Puntland ku sugan ay yihiin hal ciidan magacyada hakala duwanaadaan lkn dhamaan ciidamada waxay leeyihiin xiriir shaqo iyo hal talis”, ayuu yiri taliyaha ciidanka badda Puntland oo beeniyey hadalka wasiirka.

DAAWO

Post Comment