AKHRISO-Madaxweynaha Somaliland oo Lakulmay Madaxda Imaaraadka & 5 Qodob oo Laga Hadlay.

Puntlandnews.net (Hargaysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed madax banaanimada ugu dhawaaqday ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maalintii saddexaad ku sugan magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabti.

Waftigaan ballaaran ee uu hogaaminayo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulamo muhiim ah la qaatay xubno katirsan madaxda iyo saraakiisha ugu saraysa dowladda Imaaraadka Carabta gaar ahaan xubno aad uga shaqeeya arrimaha dibadda.

AKHRISO QODOBADA

1- Xoojinta xidhiidhka labada waddan

2- Dardargelinta mashaariicda

3- Horumarinta kaabayaasha dhaqaale

4- Furitaanka Suuqa Xoolaha iyo kalluunka

5- Jaaliyadda Somaliland ee imaaraadka in si mug leh looga qaybgeliyo shaqooyinka iyo helitaanka sharciga imaaraadka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.