DAAWO-Madaxweyne Denni, Axmed Karaash iyo Wasiiro Shir Jaraa’id Qabtay Xilli Puntland Dagaal Ku Furmay.

Puntlandnews.net (Garoowe)-Madaxtooyada Puntland ayaa goor dhoweyd isugu yeertay warfidiyeenka ka howlgala magaalada Garoowe ee xarunta Puntland xilli ay shir jaraa’id qabanayeen madaxda ugu saraysa Puntland.

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni, ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo xubno katirsan golaha xukuumadda ayaa warfidiyeenka kula hadlay xarunta wasaaradda qorshaynta ee dowladda Puntland.

Wasiirka wasaaradda qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland Mudane Xaange ayaa faahfaahin ka bixiyey shirkii looga hadlayey dejinta qorshaha xukuumadda cusub ee Puntland ay ku shaqayn doonto shanta sano ee soo socota.

 

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ka hadlay xiritaanka shirka ayaa waxa uu ugu baaqay wasiirada cusub inay ka dhabeeyaan hirgelinta qorshaha cusub ee la soo bandhigay shacabkuna kula xisaabtami doonaan.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Denni oo dhankiisa ka hadlay madasha ayaa waxa uu siweyn ugu dheeraaday qodobadii ka soo baxay shirka oo socdey muddo saddex maalmood ah iyo siyaabaha ay xukuumaddu u fulin doonto.

Dhinaca kalena, madaxweynaha dowladda Puntland ayaa aad uga hadlay xaaladda guud ee ay Puntland xilligaan ku sugan tahay iyo sida ay xukuumadiisu uga shaqaynayso sugidda ammaanka guud ee Puntland iyo ilaalinta xuduudaha dalka.

HOOS KA DAAWO SHIR JARAA’ID

1 Comment

  1. Somalia waxay Ku jirtaa khatar xun oo u baahan in degdeg looga hortago
    1. Ethiopia and it’s Sea forces are against peace and stability in region, and is direct threatening Somalia, country and the sea resources, the agreement with France to create Ethiopian Sea Force is an act of Organised Crime, and countries such as Arabia Golf, India and Somalia must stop this Crime. Somalia is lacking of leadership, Ethiopia is organising crime against Somalia day by day.
    I need Somalia to wake up from the Civil War and the unbelievable crimes against Somalia people and country land and Sea.
    2.the fishing license given To China is one of greatest Crime ever committed against Somalia Sea resources, from a people who are temporarily seeking income from long term cry and crime.
    Somalia people must stop this.China will every they find, steal, and destroy, dump nuclear remaining material which will cancer and destruction. Somalia is lacking understanding , leadership, and how lead the country. Somalia caused to itself self destruction, Ethiopia is doing no mercy in Somalia relationship, trying infiltrate Somalia land sea and crime taking place in Somalia sea.
    Armed groups in created Organised crime against Somalia , but for the interest of Somalia Enemy.
    Somalia must wake up , our is underthreat and is real danger.
    Bixi -Somaliland is against peace and stability in region , because they have anything else to do, except to chew Qat and seek wageing
    In the region.
    Somalia today has problems of lack of leadership, lack political understanding, lack ability, fear , armed groups we not know who they for, who finance they, they non existing ambitious war games
    in Somalia.
    Do we want Somalia to exist, if yes, we have to stop the vicious criminal activity and root them out.
    Somalia needs strong leadership.
    Somalia needs returned Somalia Shilin old value.
    Somalia needs Strong Sea and Arm forces which can grantee Somalia peace stability.
    If we do not do this , Somalia will loose Somalia.

Leave a Reply

Your email address will not be published.